https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY: February 2022
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Sunday, February 27, 2022

Recommended Recipe for you:

Cold tomorrow? Notify me!

🔴 Al Jazeera English | Live

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

DEG DEG Xog Xasaasiya Mareykanka oo shaaciyay sida uu xayiraadda ugu soo...

بوتين يأمر بوضع قوات الردع الاستراتيجي في حالة تأهب خاصة.. لماذا؟ - تعلي...

🕋مكه المكرمه مباشر الان | الحرم المكي مباشر | مكة مباشر | بث مباشر الحرم...

الكرملين: القوميون في أوكرانيا نشروا أنظمة صواريخ وهذا أمر خطير | #عاجل

عربي TRT البث المباشر لـ

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

Wararkii ugu Danbeeyey Magaalooyinka Ruushku Xooga Kuqabsaday Hada War S...

Saturday, February 26, 2022

Recommended Recipe for you:

Tweet your Instagrams as native photos on Twitter

Ukraine - Security Council, 8980th meeting | United Nations | UNTV Live ...

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

BBC Arabic Live - البث المباشر لتلفزيون بي بي سي عربي

Al-Arabiya Livestream العربية البث الحي المباشر

Russia's Putin: The US is parking missiles "on the porch of our house"

Russia Ukraine Conflict Live Updates: Russia Launches Military Operation...

DEG DEG War hadda Soodhacaya Caasimaddii yukrayn Oy Kasocoto Iyo Caalamk...

Duqeymo caasimadda Ukraine || Dhacdooyinka qaar iyo Dagaalka Ukraine

البث المباشر لقناة الحدث AlHadath Live Stream

Russia invades Ukraine LIVE | DW News livestream | Headline news from ar...

Euronews English Live

Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Dadkii kala Baxday Dagaalka ukraine...

Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka Duqaynta Xoogan Kala Cararka Dalkaasi ukr...

بث مباشر قناة بي ان سبورت 3 live bein sport HD

Manchester United Vs Watford Live Match EPL

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

XOGTA: Markabka Ruushka laga qabtay | Macnaha Xarafka "Z" ee ku qoran Ta...

Shabakadihii Ruushka oo La jabsaday Dagaalka internetka ukraine | Xulash...

DEG DEG: Ciidankii Ruushka Oo Awood Aysan Fileyn Kala Kulmay Kuwa Ukrain...

Wararkii ugu Danbeeyey Xiisadaha Hada Soo Kordhay Dagaalka Ruushka Xogih...

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

TIMAJILIC: LIVE – War in Ukraine: Follow the latest on FRANCE 24

TIMAJILIC: LIVE – War in Ukraine: Follow the latest on FRANCE 24

LIVE – War in Ukraine: Follow the latest on FRANCE 24

Friday, February 25, 2022

Recommended Recipe for you:

Every day at 6 AM, add today's weather report to your calendar

Sky News Arabia Live Stream سكاي نيوز عربية بث مباشر

ON Live - Live Streaming HD | البث المباشر لقناة اون لايف

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

Russia invades Ukraine LIVE | DW News livestream | Headline news from ar...

[CNA 24/7 LIVE] Breaking news, top stories and documentaries

ABC News Prime: Crisis in Ukraine; Historic SCOTUS nomination; CDC eases...

LIVE: NBC News NOW - Feb. 25

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

XOGTA: Yaa Gacanta ku haya Keiv | Wararkii u dambeeyay | Bayrakhtar TB2

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

XOGTA Dagaalka Caasimada Ukrayn,Turkiga oo Ku Dhawaaqay Dhirbaaxo Culus ...

XOGTA Qosol Ukraine Ayaa is Dhiibtey Ruushkuna wuu Ku Guulaystey Inuu ka...

DEG DEG: Milatariga Ruushka & Kuwa Belarus Oo Galay Caasimadda Ukraine I...

Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalka Ukraine iyo Duqaynta ku socota dalkaas

Thursday, February 24, 2022

Recommended Recipe for you:

Get LINE message when a new row is added

XOGTA Magaalooyinka Ukraine ee Ruushka Qabsaday Bada Madow iyo Turkiga J...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Dhulkii oodhan Q...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Dhulkii oodhan Q...

Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Dhulkii oodhan Qabsaday Duqaymaha

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

TIMAJILIC: 【烏克蘭稱基輔遭飛彈攻擊 基輔獨立廣場最新現場(原音呈現)LIVE】

TIMAJILIC: 【烏克蘭稱基輔遭飛彈攻擊 基輔獨立廣場最新現場(原音呈現)LIVE】

【烏克蘭稱基輔遭飛彈攻擊 基輔獨立廣場最新現場(原音呈現)LIVE】

TIMAJILIC: Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث ال...

TIMAJILIC: Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث ال...

TIMAJILIC: LIVE: Smoke rises above Ukrainian capital as Russi...

TIMAJILIC: LIVE: Smoke rises above Ukrainian capital as Russi...

TIMAJILIC: Sky News Arabia Live Stream سكاي نيوز عربية بث مباشر

TIMAJILIC: Sky News Arabia Live Stream سكاي نيوز عربية بث مباشر

TIMAJILIC: البث المباشر لقناة الحدث AlHadath Live Stream

TIMAJILIC: البث المباشر لقناة الحدث AlHadath Live Stream

البث المباشر لقناة الحدث AlHadath Live Stream

Sky News Arabia Live Stream سكاي نيوز عربية بث مباشر

LIVE: Smoke rises above Ukrainian capital as Russia begins a military op...

TIMAJILIC: The Russian military says it has bombed Ukrainian ...

TIMAJILIC: The Russian military says it has bombed Ukrainian ...: Russian troops have fired rockets into several Ukrainian cities, officials and media say, after President Vladimir Putin authorized what...

The Russian military says it has bombed Ukrainian air bases and other military installations

Russian troops have fired rockets into several Ukrainian cities, officials and media say, after President Vladimir Putin authorized what he called a special military operation in the east of the country. Shortly after Putin spoke in a speech broadcast on Russian state television, explosions were heard in the Ukrainian capital, Kyiv. The shootings took place near the capital's airport, according to the Interfax news agency, and warnings of attacks could be heard in the city. "Putin has now launched a full-scale invasion of Ukraine, and safe cities in Ukraine are under attack," Ukrainian Foreign Minister Dmytro Kuleba wrote on Twitter. The Russian military says it has bombed Ukrainian air bases and other military installations and is not targeting crowded areas, and according to a statement from the Russian Defense Ministry, the military has used non-lethal weapons. Putin accused the United States and its NATO allies of ignoring Russia's demands to prevent Ukraine from joining NATO and guaranteeing Russia's security. "Anyone who tries to disrupt us, let alone endanger our country and our people, should know that Russia's response will be swift and lead to consequences unprecedented in history." said Putin.

Wednesday, February 23, 2022

Recommended Recipe for you:

Start playing music when you connect to a bluetooth device

DEG DEG Sir Qaraxday A/Madoobe Dilkii Sheekh Ku Lugyeeshay,Rooble & Farm...

Dunida Maanta: Soomaalida waxaa qaybsan doona Kenya iyo Itoobiya | Tiigs...

TIMAJILIC: XOGTA dagaalkii ugu danbeeyey Fahad yaasiin iyo Ro...

TIMAJILIC: XOGTA dagaalkii ugu danbeeyey Fahad yaasiin iyo Ro...

TIMAJILIC: XOGTA dagaalkii ugu danbeeyey Fahad yaasiin iyo Ro...

TIMAJILIC: XOGTA dagaalkii ugu danbeeyey Fahad yaasiin iyo Ro...

XOGTA dagaalkii ugu danbeeyey Fahad yaasiin iyo Rooble oo Fahad Ku Guula...

Wararkii ugu Danbeeyey Talaabada Kadhalatay Cunaqabataynta Ruushka Xaala...

TIMAJILIC: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisa...

TIMAJILIC: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisa...: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisadda ka taagan Uktain Askari Ukraine u dhashay oo ku sugan jiidda hore ee Donetsk Madax...

TIMAJILIC: XOGTA Ukraine: Ciidamada manaxayaasha ah ee loo ya...

TIMAJILIC: XOGTA Ukraine: Ciidamada manaxayaasha ah ee loo ya...

TIMAJILIC: XOGTA Turkiga oo Cadeeyey Hadii dagaal Dhaco Cida ...

TIMAJILIC: XOGTA Turkiga oo Cadeeyey Hadii dagaal Dhaco Cida ...

XOGTA Ukraine: Ciidamada manaxayaasha ah ee loo yaqaanno Guutada Soomaalida

XOGTA Turkiga oo Cadeeyey Hadii dagaal Dhaco Cida uu lasafanayo NATO iyo...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Laga Goostay wax...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Laga Goostay wax...

Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka oo Laga Goostay waxwalba Shiidaalkii Daga...

Monday, February 21, 2022

Recommended Recipe for you:

Hey Alexa, call my device

TIMAJILIC: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisa...

TIMAJILIC: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisa...: Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisadda ka taagan Uktain Askari Ukraine u dhashay oo ku sugan jiidda hore ee Donetsk Madax...

Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisadda ka taagan Ukraine

Xaalad cakiran: Putin oo weji cusub u yeelay xiisadda ka taagan Uktain Askari Ukraine u dhashay oo ku sugan jiidda hore ee Donetsk Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa wareegto uu soo saaray ku shaaciyay in laba gobo loo kamid ah Ukraine uu u aqoonsan yahay dalal madax bannaan. Labada gobol ayaa kala ah Donetsk iyo Luhansk, waxaana sanadihii dambe ku dagaallamayay xoogag gooni u goosad ah oo taageero ka helaya Moscow iyo ciidamada Ukraine. Aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa sheegay in Putin uu go'aankaas ku wargeliyay hogaamiyayaasha Faransiiska iyo Jarmalka. Waddamada Galbeedka ayaa marar badan uga digay Ruushka inuu dalal madax bannaan u aqoonsado gobolladaas, waxaana la filayaa in tallaabadan ay soo xirto albaabka wadaxaajoodka. Putin ayaa sheegay in Ukraine aanay lahayn taariikh waddan sax ah, waxaana uu madaxda dalkaas ku eedeeyay waddaniyad been ah iyo musuq maasuq. Weriyaha BBC uga soo warrama Moscow ayaa sheegaya in tallaabada xigta ay noqon karto in Ruushka uu ciidamo u diro gobolladaas, kadibna ay halkaa kula dagaallamaan xooggaga Ukraine. Intee dhan tahay awoodda militari ee Ukraine? Xiisadda Ukraine: Waa maxay shuruudaha uu Ruushku hor dhigay Nato? Saddex aag oo uu Ruushka ka billaabi karo duullaanka milateri ee la rumaysan yahay inuu ku qaadi rabo Ukraine ayaa kala ah: Bariga Ukraine Waxaa si weyn indhaha loogu hayaa gobollada Donetsk iyo Luhansk ee ku yaalla bariga Ukraine balse sheegay inay ka go'een dalkaas. Waa labada gobol ee uu hadda Ruushka u aqoonsadan dalal madax bannaan. Tan iyo sanadkii 2014, waxaa deegaannadaas ku dagaallamayay ciidamada Ukraine iyo fallaago gooni u goosad ah oo gacan ka helaysa Ruushka. Khubarada milateriga ayaa rumaysan in aaggan uu yahay kan ugu sahlan ee uu Ruushka ka billaabi karo duullaankiisa, maadaama uu horay u geeyay ciidan xooggan. Muuqaallo satellite lagu qaaday oo ay baahisay qaar kamid ah warbaahinta Galbeedka ayaa muujinaya in ciidamada Ruushka ay maalmihii la soo dhaafay wadeen dhaq-dhaqaaq ay ugu dhawaanayaan furimaha ay ku sugan yihiin ciidamada Ukraine. Ruushka ayaa la rumaysan yahay in ciidan iyo hub uu ka daabulay saldhigga weyn ee Yelnya uu geeyay gobolka Bryansk ee u dhaw Ukraine. Qiyaastii 700 oo taangi ayaa la rumaysan yahay inay hadda halkaa ku sugan yihiin. Ciidamada Ukraine ayaa difaacyo adag ka sameystay aaggaas, waxaana ay isu diyaarinayaan duullaan xilli kasta uga iman kara Ruushka. Belarus Ciidamo tiro badan oo todobaadkii la soo dhaafay uu Ruushka geeyay dalka Belarus oo xiriir wanaagsan la leh Moscow ayaa walaac xooggan ku abuuray dalalka Galbeedka. Ruushka iyo Belarus ayaa todobaadyo ka hor shaaciyay in ciidamadooda ay wadajir u sameynayaan dhoolatus milateri. Waxaa la rumaysan yahay in Ruushka uu ciidamadii ugu badnaa tan iyo dagaalkii qaboobaa uu u diray Belarus, iyadoo uu xoghayaha guud ee NATO, Jens Stoltenberg, ku dooday in ciidankaas ay gaarayaan "30 kun oo ay kamid yihiin kuwa hawlgallada gaarka ah fuliya ee Spetsnaz loo yaqaan iyo diyaaradaha dagaalka ee SU-35." Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa sheegtay in dhoolatuska oo loogu magac daray "Allied Resolve-2022," uu qeyb ahaan ka hortagi doono "Cadowga dibedda." Crimea Ruushka ayaa Crimea xoog kula wareegay sanadkii 2014, waxaana ay kamid tahay aaggaga la tuhunsan yahay in xukuumadda Moscow ay u adeegsan karto duullaan ka dhan ah Ukraine. Muuqaallo lagu duubay satellite ayaa muujinaya in Ruushka uu ciidan iyo hub badan geeyay caasimadda Crimea ee Simferopol. Isla maalinta muuqaalka la helay ayaa waxaa sidoo kale la ogaaday in Ruushka uu dhowr markab oo dagaal geeyay dekadda ugu weyn Crimea ee Sevastopol. Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa Khamiistii baahisay sawiradda lix maraakiibta dagaalka ah oo ku xirtay dekeddaas. Ciidanka badda ee Ukraine oo arrintaas ka jawaabaya ayaa sheegay in Ruushka uu aag milateri ka dhigay badda madow, si uu cadaadis u saaro xukuumadda Kyiv iyo caalamkaba.

DEG DEG MD Farmajo Oo Ku Gulestay Doorashada Dalka,Ceebta Rooble Gudomiy...

TIMAJILIC: XOGTA Ruushka & Ukraine oo Madaafiic isweydaarsada...

TIMAJILIC: XOGTA Ruushka & Ukraine oo Madaafiic isweydaarsada...

TIMAJILIC: XOGTA Ruushka & Ukraine oo Madaafiic isweydaarsada...

TIMAJILIC: XOGTA Ruushka & Ukraine oo Madaafiic isweydaarsada...

XOGTA Ruushka & Ukraine oo Madaafiic isweydaarsaday & Amarka Ciidamada R...

Wararkii ugu Danbeeyey Xogta Heshiiska Shiidaalka Amarka La Dul Dhigay W...

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Ruusha Arimaha Soo Cusboonaaday ee Cabsi...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Kenya oo Soo Abaabushay Dag...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Kenya oo Soo Abaabushay Dag...

Wararkii ugu Danbeeyey Kenya oo Soo Abaabushay Dagaal Xagga Badda Ciidam...

DEG DEG: Milatariga Ruushka Oo La Siiyay Ammarkii Ay Ku Weerari Lahaayee...

TOOS : Idaacadda Duhurnimo ee BBC Somali

XOGTA 6 Diyaarad ee ugu Halis Badan NATO oo Galay Hawada Ukraine iyo Ruu...

Sunday, February 20, 2022

Recommended Recipe for you:

Log incoming calls to Google Calendar

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Itoobiya oo Koronto Kadhali...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Itoobiya oo Koronto Kadhali...

Wararkii ugu Danbeeyey Itoobiya oo Koronto Kadhalisay Biyo Xidheenkii Xa...

DEG DEG Qabiilka Ninkii isku qarxiyay Muqdisho oo la Shaaciyay & Kheyre ...

XOGTA Sir Yaab leh M/weynaha Jabuuti oo RW Rooble Doorashada Hogaankeeda...

مقاتلات "سو" الروسية والبيلاروسية تحاكي معركة جوية أثناء التدريبات

XOGTA Qosol Khabiir Military:Burburkii Turkiga uu iska Difaacey Ayaa u J...

DAAWO Shacabka Muqdisho oo Si Kulul Uga Hadlay Shidaalka Somalia ee la d...

XOGTA Turkiga Oo Ka Faideysanaya Xiisadda Ukraine & Reer Galbeed Iyo Abi...

TIMAJILIC: TIMAJILIC: 🔴 Al Jazeera English | Live

TIMAJILIC: TIMAJILIC: 🔴 Al Jazeera English | Live: TIMAJILIC: 🔴 Al Jazeera English | Live

Awoodda Milatariga Djibouti | Quwadda Culus Ee Ciidanka | Xog aadan Wali...

TIMAJILIC: 🔴 Al Jazeera English | Live

TIMAJILIC: 🔴 Al Jazeera English | Live

قناة الجزيرة مباشر 24 - البث الحي

🔴 Al Jazeera English | Live

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Xogtii Shiidaalka lasaxiixa...

TIMAJILIC: Wararkii ugu Danbeeyey Xogtii Shiidaalka lasaxiixa...

Wararkii ugu Danbeeyey Xogtii Shiidaalka lasaxiixay ee Soomaaliya Xaalad...

Faragelinta Doorashada Gobolka Gedo Dalalka Shisheeye Xogihii ugu Danbee...

TIMAJILIC: BBC Somali Radio Idaacadda Duhurnimo 20.02. 2022

TIMAJILIC: BBC Somali Radio Idaacadda Duhurnimo 20.02. 2022

BBC Somali Radio Idaacadda Duhurnimo 20.02. 2022

XOGTA Ruushka Oo Dhoolatus Nuclear Ah Sameynaya, Ciidamadiisa Keydka Oo...

XOGTA: Shirkadda Bayrakhtar oo 300 arday Siineyso Fursad waxbarasho “Ka ...

XOGTA Dagaalka Ruushka iyo Yukreeyn oo hada Socda,Gantaalaha Washington ...

Saturday, February 19, 2022

Recommended Recipe for you:

Track your work hours in Google Calendar

🕋مكه المكرمه مباشر الان | الحرم المكي مباشر | مكة مباشر | بث مباشر الحرم...

Sky News Arabia Live Stream سكاي نيوز عربية بث مباشر

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

[CNA 24/7 LIVE] Breaking news, top stories and documentaries

Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Ruushka oo Tagay Goobta Ciidanka Gan...

روسيا.. إطلاق صاروخ "يارس" الباليستي العابر للقارات من مطار "بليسيتسك" ا...

البث المباشر لقناة RT Arabic

XOGTA Seddex Arrin oo looga adkaan karo Ruushka & Isbaheysiga Shiinaha

Madaxweynaha Turkiga oo Soo Celiyey Sumcadii Islaamka Arimaha Soomaalida...

XOGTA Turkiga Oo Cadeeyay Awoodiisa NATO, Fadeexad Ku Habsatay Israel & ...

Tuesday, February 15, 2022

Recommended Recipe for you:

Get a recommended Applet in your inbox every day

XOGTA Guushii ugu weynayd Turkiga Kasoo Hooyey Xiisadii Ukrayn iyo Ruush...

TIMAJILIC: والمؤسسات الإسلامية أوكرانيا المُسلمة سنة *1833م*...

TIMAJILIC: والمؤسسات الإسلامية أوكرانيا المُسلمة سنة *1833م*...: روسيا على وشك الهجوم على أوكرانيا نظرة إسلامية وأخرى تاريخية روسيا على وشك الهجوم على أوكرانيا ولكن انت كمسلم ، ماذا تعرف عن أوكرانيا ؟ إذ...

والمؤسسات الإسلامية أوكرانيا المُسلمة سنة *1833م* قامت القوات الروسية بالاستيلاء

روسيا على وشك الهجوم على أوكرانيا نظرة إسلامية وأخرى تاريخية روسيا على وشك الهجوم على أوكرانيا ولكن انت كمسلم ، ماذا تعرف عن أوكرانيا ؟ إذا أردت أن ترى تاريخ أوكرانيا مُجسداً أمامك صوراً ومقاطع فأنظر إلى ما تفعله الصين اليوم بالإيغور وأسقط كل المشاهد على ما فعلته روسيا باوكرانيا عندما كانت أوكرانيا أرضاً إسلامية تنتشر فيها المساجد والمؤسسات الإسلامية أوكرانيا المُسلمة سنة *1833م* قامت القوات الروسية بالاستيلاء على المكتبات الإسلامية وهدمها وحرق الكتب الإسلامية والمصاحف وإبادتها،أما المساجد فأكثر من 900 مسجد تم هدمها و استخدامها في مجالات أخرى وحتى الآن في كثير من قرى القرم توجد معالم لتلك المساجد المهدمة . *سنة 1876م* حرمت السلطات الروسية على المسلمين الحج إلى بيت الله الحرام، وبدأت السلطات الروسية حملات التطهير العرقي والديني لمسلمي القرم حيث قامت السلطات في سنة *1890م* بإغلاق المدارس وكافة المؤسسات التعليمية التي انخفض عددها من 1550 إلى 275 مؤسسة تعليمية فقط لإجبار المسلمين على مغادرة موطنهم، ولم تكتفِ السلطات بما فعلته في المساجد والمدارس بل وصلت يدها إلى مقابر المسلمين والتي تم نبشها والعبث بها، حيث سرقت منها الحجارة لاستخدامها كمواد للبناء . في أكتوبر *1917* قامت الثورة الاشتراكية وبدأت مرحلة جديدة في تاريخ الإسلام والمسلمين في أوكرانيا. في العشرينات والثلاثينيات من القرن الماضي تعرض المسلمون مرة أخرى لحرب شعواء واسعة النطاق ضد الدين والمتدينين على حدود الاتحاد السوفييتي وخاصة ضد مسلمي أوكرانيا والقرم على وجه الخصوص فعلت روسيا كل ما تفعله الصين اليوم وبقسوة متناهية قامت بإغلاق المساجد والمدارس الإسلامية والمكتبات الدينية والقبض على الزعماء والدعاة الإسلاميين و تعذيبهم في السجون وكانت الدعاية الاعلامية وقتئذ تربط وبصورة مباشرة بين التوجه الإسلامي وعدم الوعي الاشتراكي وأن الإسلام يتصادم مع الثورية الإشتراكية استولى النظام الروسي على (المسجد الكبير) في مدينة سيمفيروبل وتم تحويله إلى معاصر للزيوت، والمسجد الحجري إلى مبنى لأرشيف سلاح البحر عام 1921م، ومسجد تينيستاف تم تحويله إلى مخزن للمحاصيل الزراعية و المسجد الرئيسي في مدينة بخشيسراي تم تحويله إلى متحف وما زال ليومنا هذا متحفاً يرتاده السواح ولم يبقَ في القرم أو أوكرانيا كلها مسجد أو مبنى إسلامي إلا وقد طالته يد النظام السوفيتي بالهدم والمصادرة. في *الثلاثينيات والأربعينيات* وبدون رحمة تم القضاء على ما تبقى من معالم الثقافة الإسلامية بتغيير اللغة و أسلوب الكتابة ومنع التعليم الإسلامي، ومنع استخدام الحروف العربية في الكتابة، وكذلك جمع الكتب الإسلامية من كل المدن والقرى التي يتواجد فيها المسلمون و حرقها ، كما وتمت إعادة صياغة تاريخ المسلمين هناك ومحو الصبغة الدينية في نهاية الثمانينيات بدأ المسلمون في تجميع صفوفهم والعودة إلى دينهم وأرضهم و أعلنت أوكرانيا استقلالها بعد سقوط الإتحاد السوفييتي و انتهاء الحقبة الشيوعية فبدأ المسلمون في ممارسة شعائرهم الدينية بحرية وعاد المسلمين المُهجرين من القرم إليها وطالبوا باسترداد جميع حقوقهم المسلوبة منهم. ولكن في سنة 2014 قامت روسيا مجدداً بإعادة احتلال شبه جزيرة القرم ،، وهي الآن تحشد جيشها على حدود أوكرانيا متوعدة باجتياحها إن لم تضمن موالاتها لسياستها ولو دخلتها روسيا فسيكون المسلمون هم المستهدفون أولاً لأن الإسلام دائماً هو العدو الأول ( للكافرين ) روسيا ثاني أقوى دولة مسيحية عسكرياً في العالم روسيا رابع أكبر دولة مسيحية عددياً في العالم *وَاللَّهُ مُتِمُّ نُورِهِ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ* بحث وإعداد علي عبدالرازق

wax ka'ogow Taariikhda mandera iyo DAGAALKII LABAAD EE ADUUNKA NIN SOMAA...

Friday, February 11, 2022

Recommended Recipe for you:

Log Battery Charging

Maraykanka oo lacag uu Afghanistan ka xayiray ku bixinaya dacwadahada dadkii ku waxyeeloobay 9/11

Maraykanka oo lacag uu Afghanistan ka xayiray ku bixinaya dacwadahada dadkii ku waxyeeloobay 9/11

,
Halkii ay ka dumeen daarihi Twin-Towers, New York

Xukuumadda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay ku bixiso lacag dhan 7 bilyan oo doolar oo Afghanistan kaga xayiran dalkeeda mag dhaw la siinayo dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 9/11 iyo in inta kale gargaar looga dhigo dalkaas.

Washington ayaa lacagtaa xayirtay markii Daalibaan talada dalkaas la wareegtay sannadkii hore laakiin laakiin waxa cadaadis ka saarraa sidii ay u heli lahayd xal lagu isticmaali karo lacagtaas iyada oo aan loo gacan gelinayn mitidiinta.

Af-hayeen u hadlay Daalibaan ayaa cambaareeyey tallaabadaas waxaanu ku tilmaamay "tuugo" iyo wax caddayn u ah "akhlaaq xumo".

Talaabadan ayaa ku dhaqan galaysa amar madaxweyne oo arinta ka dhigaya xaalad degdeg ah.

Halkee buu u cararay madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani?

Maraykanka oo bilaabay inuu ciidammadiisa kala baxo Afghanistan

Lacagtaa xayirnayd ayaa amarkaa Madaxweyne Biden si rasmi ah xayiraadii uga qaadayaa waxaanu farayaa hay'adaha maaliyadeed ee Maraykanka in lacagtaa lagu shubo akoon laga furo bankiga dhexe ee dalkaas ah.

Lacagtaas oo laba bilayan oo doolar oo ka mid ah lagu hayo Yurub iyo Imaaraadka iyo meelo kaleba ayaa ah mid ahayd qaadhaan deeq caalamiya ahayd oo loo ururiyey labaatankii sano ee la soo dhaafay.

Jimcihii ayaa sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Maraykanku sheegay in sanduuq gaara oo cid gaar ahi maamulayso lagu shubi doono 3.5 bilyan oo doolar si loogu bixiyo hawlaha gargaarka ee deg dega ay ugu baahan yihiin dadka Afghanistan iyada oo isla markaana "laga hortagayo in faa'iidadu toos u gaadho Daalibaan".

"Weli go'aano gaar ah maanu gaadhin oo ku saabsan sida lacagtaa loo isticmaali doono" ayuu yidhi sarkaalkaasi, waxaanu intaa ku daray in ay dhawr bilood qaadan doonto inta ay lacagtaasi gaadhi doonto dadkaa loogu talo galay maadaama oo go'aan maxkamadeed la sugayo.

Lacagta inteeda kale ayuu sheegay sarkaalkaasi in ay Marykanka oolli doonto oo lagu bixin doono kharashka kaga baxay maxkamadaha ay dacwadaha ka wadaan dadkii Marakanka ahaa ee ku waxyeeloobay argagixisada.

Shaqsiyaadka caanka ah Afghanistan oo wali dagaal kula jira Taliban?

Sannadkii 2010, ayaa qiyaastii 150 qoys oo dadkooda lagu dilay 9/11 waxay dacwado ku soo oogeen dhawr urur oo ay ku jiraan Daalibaan iyo Al-Qaacida oo ay ku eedaynayaan in ay door fududayn ah iyo qorshayn ba ku lahaayeen weerarkaas.

In kasta oo dadkaa qaarkood durba ku doodayaan in ay xaq u leeyihiin lacagtaas, ayaa hadana waxa ka horraysa in maxkamadi go'aan ka gaadho doodooda ah in la siiyo lacagtaas iyo in kale, sida uu Aqalka Cadi sheegay.

"dadka Maraykanka ah ee dacwoonayaa waxay fursad buuxda ka heli doonaan maxkamadaha Maraykanka" ayuu syidh sarkaalku, waxaanu intaa raaciyey in "arintani tahay tallaabadii koobaad ee arintaas isla markaasna aan lacag dadkaa la siinayn ilaa maxkamadi u xukunto".



Mohammed Naeem, oo ah af-hayeenka xafiiska siyaasadda Daalibaan ee Qatar ayaa Jimcihii qoraal uu Twitter-ku ku baahiyey ku sheegay in qabsashada lacagtaa uu leeyahay bankiga dhexe ee Afghanistan tahay "tuugo" oo ay "astaan u tahay heerka ugu hooseeya ee akhlaaq xumada aadamaha".

Daalibaan waxay hore uga digtay in hadii lacagtaas loo soo celin waayo ay taasi keeni karto "dhibaatooyin" ay ka mid yihiin in dadku dalka ka suudalaan iyo dhaqaalaha oo duma.

Dhaqaalaha Afghanistan hoos buu u sii hoobanayey tan iyo intii Daalibaanku talada qabsadeen, waxaanay Qaramada Midoobay ka dardaar werisay in dalkaasi qarka u saaran yahay "saboolnimadii ugu ba'nayd dunida" oo ah 97% marka la gaadho badhtamaha sannadka 2022.

Wararkii ugu Danbeeyey Dalalka Cadowga ee Boobka Kuhaya Soomaaliya Kenya...

DEG DEG: Kala Carar Ka Bilowday Wadanka Ukraine, Ruushka Oo Soo Dhawaada...

Thursday, February 10, 2022

Recommended Recipe for you:

Custom Google Home Response

LIVE: Watch TRTWORLD

🔴 Watch CGTN News LIVE 24/7

TIMAJILIC: FRANCE 24 English – LIVE – International Breaking ...

TIMAJILIC: FRANCE 24 English – LIVE – International Breaking ...

FRANCE 24 English – LIVE – International Breaking News & Top stories - 2...

[CNA 24/7 LIVE] Breaking news, top stories and documentaries

Wararkii ugu Danbeeyey Imaaraadka oo Loo Digay Gantaalaha Culus & Weerar...

Wararkii ugu Danbeeyey Amaanka Qaarada Yurub oo Khalkhal Galaya Dagaalka...

XOGTA Turkiga Dagaal U Dirtay Giriiga Kadib Dilkii Muwaadinin Soomali oo...

Al-Arabiya Livestream العربية البث الحي المباشر

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر

Wararkii ugu Danbeeyey Shiinaha oo Ka Cadhooday Talaabada Somaliland & T...

Hindiya | Wax aadan waligaa arag : Sidii dhurwaagii ayay kusoo yaaceen .

Tuesday, February 8, 2022

Recommended Recipe for you:

Get a daily 6:00 AM notification with the weather report

XOGTA Drone Turkiga oo Baacsaday Diyaarado Hurumarsan oo Faransiiska Sam...

Disinformation & the Somali National Army | Behind the Scenes

Wararkii ugu Danbeeyey Maraykanka oo Siweyn u Hubeeyey Taiwan Dagaalka S...

روسيا والصين" تفاجئ أمريكا " بهذا التحرك الخطير .!!

Wararkii ugu Danbeeyey Xogta Laga Helay Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya ...

Xiisadda Ukraine: Doorka diyaardaha Turkiga ee dagaalka dhex qarxa Ukraine iyo Ruushka

Xiisadda Ukraine: Doorka diyaardaha Turkiga ee dagaalka dhex qarxa Ukraine iyo Ruushka Ka qeyb galka Dagaalka ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa ah mid sii kordheysa oo muhiimad gaar ah u leh iskahorimaadyada adduunka oo dhan islamarkana arrintani ma aha mid ka maran xiisadda hadda u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine. Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ayaa qayb weyn ka ciyaaray ciidamada Ukraine ay geysay xadka Ruushka, islamarkana waxaa ay horey door uga ciyaareen meelo badan oo colaado ay ka jireen Halkan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa waxyaabo badan oo ay tahay inaad ka ogaato awoodda diyaaradaha dronis-ka ee Turkiga. Muxuu yahay doorka Turkiga ee xaaladda hadda taagan? Turkiga ayaa qeyb ka ah gaashaanbuurta Nato waana dalka kaliya ee muslimka ah ee ka tirsan isbaheysiga militari ee wadamada reer galbeedka. Waxa uu Turkiga leeyahay ciidanka labaad ee ugu ballaaran xulafada marka laga reebo Maraykanka oo ay la wadaagto tignoolajiyada milatariga xulafadeeda. Arda Mevlutoglu, oo ah khabiir falanqeeye arrimaha gaashaandhiga di fadhigiisu yahay Turkiga ayaa yiri: "Xukuumadda Ankara waxay dhistay awood ballaran oo ah diyaaradaha ana duuliyaha lahayn 20-kii sano ee la soo dhaafay. "Waxay si wax ku ool ah ugu adeegsanayeen diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn hawlgallada amniga, gudaha Turkiga iyo meelaha ka baxsan xuduudaha, sida dagaalka looga soo horjeedo Kurdiyiinta, PKK, tan iyo bartamihii 1990-meeyadii. Ma dhabbaa in diyaaradihii dagaalka Turkiga ee Armenia lagu jabiyay la geeyay Soomaaliya? Turkiga ma wuxuu diyaarado casri ah ku hubeynayaa Itoobiya? Maxaad ka taqaannaa diyaaradda Turkiga ee Ukraine u adeegsato dagaalka Ruushka kala dhaxeeya? "Tiknoolajiyada Drone-ka ayaa la siiyay mudnaanta koowaad si loo horumariyo warshadaha difaaca dalka, marka la eego dhanka shaqada iyo awooda wax soo saarka, Turkigu wuxuu ku sugan yahay meel aan horay looga baran gobolka, marka laga reebo Israa'iil." Maxaan ka ognahay shirkadaha soo saara diyaaradaha Dronis-ka ee Turkiga? Waxaa jira laba shirkadood oo waaweyn oo sameeya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (UAVs) gudaha Turkiga. shirkadda Baykar ayaa soo saarta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 iyo Bayraktar Akinci. Madaxa farsamada ee shirkadda Selçuk Bayraktar ayaa xiriir qoys oo dhow la leh madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, maadaama uu soddog u yahay. Shirkadda kale ee ugu weyn ee soo saarta waa urkish Aerospace Industries, oo smaeysa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee TAI Anka iyo TAI Aksungur. Soo saaraha kale ee ugu weyn waa Twhich builds TAI Anka oo soo saartay TAI Anka iyo TAI Aksungur drones. Sida laga soo xigtay Arda Mevlutoglu, ciidamada qalabka sida ee Turkiga iyo hay'adaha kale ee ammaanka ayaa ku hawlgala in ka badan 150 ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Maxuu yahay xiriirka militari iyo midka ganacsi ee u dhaxeeya Turkiga iyo Ukraine? Tan iyo 2019, Turkigu waxa uu ka iibiyay Ukraine toboneeyo diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 Nooca diyaaradaha ana duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES Qoraalka sawirka, Nooca diyaaradaha ana duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 Ukraine waxa ay doonaysaa in ay maalin uun ku biirto isbahaysiga Nato, waxana ay dagaal kula jirtaa fallaagada uu Ruushku taageero ee bariga dalkaasi. Kiev ayaa sidoo kale isu diyaarinaysa duullaan dhanka dhulka ah oo ay soo qaadi karaan ciidamada Ruushka oo isku uruursanaya xuduudaheeda. 3-dii Febraayo, madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa booqday Ukraine si uu u saxiixo heshiis lagu kordhinayo ganacsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee labada dal. Wasiirka Difaaca ee Ukraine oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in heshiisku uu abuuray "Sharuud wanaagsan oo ah in shirkadaha soo saara Dronis-ka Turkiga ay warshadda Drones-ka ah uga dhistaan ​​gudaha Ukraine" si ay iyagu laftoodu u soo saaraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Sidee ayuu Ruushka isha ugu hayaa hormaradan? Bishii October ee la soo dhaafay, ciidamada Ukraine ayaa soo saaray muuqaal ay ku sheeganayaan inuu muujinayo diyaarad aan duuliye lahayn oo Turkigu sameeyay oo burburinaysa gantaal, D-30 howitzer ah, oo ay lahaayeen fallaagada uu Ruushka taageero. Arrintan ayaa waxaa dhaleeceyay Ruushka, iyadoo Kremlin-ka uu uga digay Turkiga in diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn ay halis gelinayaan "xasilloonida gobolka". Ankara ayaa sidoo kale isku dayaysa in ay dhexdhexaadiso Ruushka iyo Ukraine, balse waxa arrinta adkeysay iibinta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Xiriirka Turkiga iyo Ruushka ayaa ahaa mid murugsan, tan iyo markii uu qarxay dagaalka Suuriya. Ankara iyo Moscow ayaa dano iska soo horjeeda ka leh Suuriya, laakiin labada dhinac ayaa sidoo kale sameeyay dhaqdhaqaaqyo lagu hagaajinayo iskaashiga. Gantaalada difaaca hawada ee S-400 ayuu Turkiga ka soo iibsaday Ruushka, inkastoo ay Nato iyo Mareykanka dhaleeceyn xooggan kala kulmeen, haddana waxaa loo arkayay mid tusaale u ah xiriirka Erdogan iyo Ruushka. Haddii uu dagaal ka dhex qarxo Ukraine iyo Ruushka Muxuu noqon doonaa doorka Dronis-ka Turkiga? Si dhab ah uma cadda tirada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee ku sugan Ukraine. Laakin Arda Mevlutoglu waxa uu leeyahay "Ukraine, TB2 waxay leedahay awood wax ku ool ah oo ka dhan ah maleeshiyada gooni-goosadka ah ee gobolka Donbas." Diyaaradan oo aan duuliye lahayn ayaa waxa ku rakiban kamarad casri ah oo Electro-optical ah, oo xoggaha waxa meesha ka dhacay soo uruuriya iyo waliba hub casri ah oo lagu bartilmaameedsan karo goobihii loogu talagalay. Tilmaamahani waxay caawinayaan "in loo qoondeeyo bartilmaameedyada cutubyada saaxiibada ah iyo sidoo kale in lagu garaaco bambaanooyinkeeda la hagayo." Muuqaal ay baahiyeen ciidamada Ukarian oo adeegsanaya Dronis-ka XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK / UKRAINE ARMED FORCES Qoraalka sawirka, Muuqaal ay baahiyeen ciidamada Ukarian oo adeegsanaya Dronis-ka Dalalka haysta Dronis-ka Turkiga lagu farsameeyay? Dalalka iibsanaya diyaaradaha ana duuliyaha lahayn ee Turkiga ayaa sii kordhayay muddooyiinkii u dambeeyay. Xogaha dhanka dhoofinta diyaaradaha kuma jirto tirada rasmiga ah ee diyaaradaha ay Turkiga ka iibiyeen dalalka kale ee ay heshiisyada la galeen. Balse in ka badan 15 dal ayaa la rumeysan yahya in ay dalbadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga lagu farsameeyay. Diyaarada Dronis-ka nooca Bayraktar TB2 ayaa si gaar ah dalabkeedu u sareeyay muddooyiinkii u dambeeyay. Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Dronis-ka Turkiga ayaa si wayn waxtarkoodu ugu soo caan baxay dagaalkii dhexmaray Armenia iyo Azerbaijan. Azerbaijan waxaa ay guusha ku raacday adeegsiga diyaaradahan oo ay ku burburiyeen difaaca Armenia. Qaaradda Afrika ayaa sidoo kale ka mid ah meelaha suuqa ugu badan ay ka heleen diyaaradaha ana duuliyaha lahayn ee Turkiga. Dalalka Morocco, Algeria, Rwanda, Nigeria iyo Itoobiya ayaa dhamaantood muujiyay in ay daneynayaan dronis-ka Turkiga lagu farsameeyay.

Thursday, February 3, 2022

Hoggaamiyihii Daacish oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidamada Mareykanka

Hoggaamiyihii Daacish oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidamada Mareykanka


Guriga lagu dilay Al-Qurayshi


Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Weerarka ayaa lagu beegsaday Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi, oo hoggaanka kooxda mintidiinta ah la wareegay 31-kii October 2019, maalmo un kadib markii hoggaamiye Abu Bakr al-Baghdadi uu ku dhintay howlgal ay Mareykanka ka fuliyeen isla aagaas.

Sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in al-Qurayshi uu u dhintay si la mid ah Al-Baghdadi, isaga oo isku qarxiyey bam dilay isaga iyo xubno ka mid ah qoyskiisa, oo ay ku jiraan haween iyo caruur kadib markii ay kusoo siqeen ciidamada Mareykanka.

Waxaa sidoo kale loo yaqiin Amir Muhammad Sa’id Abdal-Rahman al-Mawla.

Howlgalka ayaa yimid xilli ay Daacish isku dayayeen inay dib usoo laba kacleeyaan, ayaga oo weeraro dhowr ah ka fuliyey gobolka.

Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa kusoo degay diyaarado helicopter ah, waxayna weerareen guri ay Daacish ku laheyd Syria, ayaga oo iskudhac socday laba saac uu dhex-maray koox hubeysan, sida ay sheegeen goobjoogeyaal.

Dadka deegaanka ayaa sheegay is-rasaaseyn xoogan iyo qaraxyo aad looga maqlay magaalada Atmeh oo ku dhow meel ku dhow xuduudda Turkey, oo ay ku yaallaan xerooyin ay ku jiraan dad kusoo barakacay dagaalka sokeeye ee Syria.

Kooxaha gurmadka deg degga ah ayaa sheegay in 13 qof lagu dilay iska hor-imaadka, oo ay ku jiraan lix caruur iyo afar haween ah.

Madaxweyne Biden ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuu amray weerarka “si uu ilaaliyo shacabka Mareykanka iyo xulufadeena ugana dhigo dunida meel amni ah.”

“Ayada oo ay ku mahadsan yihiin ciidamadeena geesiyada ah ee xirfadda leh, waxaan goobta dagaalka ka saarnay Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi – Hoggaamiyihii Daacish,” ayuu Biden ku yiri bayaan uu soo saaray.

Intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta? Intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta? Intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta? Ciidmada Imaaraadka

Ciidmada Imaaraadka
Xuutiyiinta Yemen ayaa waxaa ay sii xoojiyeen weerarada ay ku bartilmaameedsanayaan gudaha dalka Imaaraadka Carabta.

Falaagada Xuutiyiinta ayaa toddobaadyadii u dambeeyay ku qaaday Imaaraadka weeraro ay u adeegsadeen diyaaradaha Droniska iyo gantaalo.

Mareykanka ayaa imika gacan ka siinaya Imaaraadka sidii ay isaga difaaci lahaayeen gantaalada iyo diyaaradaha Dronis-ka ee Xuutiyiinta.

Hadaba intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta?

Qorimadan waxaan ku eegi doonaa baaxadda ay leedahay awodda militari ee Imaraadka.

Awoodda militari ee Imaaraadka
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa dhanka dhaqaalaha si wayn uga horeeya inta badan dalalka kahliijka ee dariska la ah.

Militariga Imaaraadka ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid yihiin ciidamada ugu tababarka wanaagsan dalalka Khaliijka.

Ciidamada Imaraadka ayaa ka dagaalamay dalal badan sida iibiya, Yemen iyo Afqaanistaan.

Balse marka la eego dhanka tirada ciidamada Imaaradka ayaa aad u yar.


Dowladda Imaaraadka ayaa sanooyiinkii u dambeeyay waxa ay dhaqaala badan galisay dhanka militariga, iyada soo iibsatay hub badan oo casri ah, balse lama oga miisaaniyadda rasmiga ah ee gaashaandhiga.

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa kaalinta 36-aad kaga jira caalamka dhanka awoodda militari.

Sida uu qoray wargeyska ka faalooda arrimaha militariga ee Globalfire power tirada ciidamada dalka Imaaraadka ayaa dhan 65,000.




Awoodda ciidamada Cirka
In uu dalku leeyahay ciidamo cir oo awood leh ayaa sanooyiinkii u dambeeyay ay khubarada militariga u arkayeen midda ugu muhiimsan qarnigan aanu ku jirno.

Imaaraadka ayaa waxaa sanooyiinkii u dambeeyay ay aad u xoojiyeen tayeynta ciidamadooda cirka.

Waxay Imaraadka soo iibsadeen diyaaradaha ugu casrisan waqtigan oo ay ka mid tahay nooca laga daba dhacay ee F-16 ee ay Mareykanka farsameeyeen.

Sanadkii aanu soo dhaafnay waxay Imaaraadka ka dalbadeen Faransiiska diyaaradda dagaal ee lagu magacaabo Rafale.

80 diyaaradood oo ah nooca Rafale ayay ku soo iibsanayaan qiimo marka wadarta guud la isu geeyo dhan $19.2 bilyan oo doolar.

Tirada diyaaradaha dagaalka ee ay haatan haystaan Imaaraadka ayaa dhan 554 diyaaradood.

Dowladda Imaraadka ayaa sidoo kale waxaa sanooyiinkii u dambeeyay ay xoojisay adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Dronis-ka loo yaqaano.

Dalka Shiinaha ayaa ka mid ah dalalka ay Imaraadka ka soo iibsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Dronis-ka.

Ciidamada cirka ee Imaaraadka ayaa sidoo kale haysta gantaalo casri ah oo ah kuwa lidka diyaaradaha.



Ciidamada gaarka ah ee Imaaradka

Awoodda ciidamada Dhulka
Dowladda Imaraadka ayaa si wayn u maalgalisay awoodda ciidamada dhulka.

Tirada taangiyada ay haystaan cidamada dhulka ee Imaaraadka ayaa Sida uu qoray wargeyska Globalfirepower waxay dhan tahay 354 taangi.

Tirada gawaarida gaashaman ee tignikada loo yaqaano ee Imaaraadka ayaa gaaraysa 9,255.

Ciidanka Imaaraadka ayaa sidoo kale leh madaafiicda goobta ee loo yaqanao Artilariga oo gaaraya 76.

Awoodda ciidamada badda
Ciidamada badda ee dalka Imaaraadka ayaan lahayn awood sidaasi u sii ballaaran.

Ciidanka badda ee Imaaraadka ayaa waxaa ay ku howlgalaan 74 isugu jira doomo iyo Maraakiib.

Imaaraadku ma laha maraakiibta dagaalka ee casriga ah sida kuwa gujiska ee badda quusa iyo kuwa diyaaradaha xanbaara.

Wararkii ugu Danbeeyey Maraykanka oo Ciidamadii ugu Badnaa Kadejiyey Xud...

Daawo Warka Dunida Dagaal Kadhextaagan Ruush Iyo Mareykan 100kun Oo Ciid...

Wararkii ugu Danbeeyey Imaaraadka & Rooble Maxay isku Afgarteen Go'aanka...

Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo u Tartamaysa Kursigii ay Hore Jabuu...

https://clickworkerbs.xyz/3270150835726