https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Friday, March 5, 2021

War saxaafadeed ay soo wada saareen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Horudhac:Waxaa Puntland soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya (DFS), mudane Maxamed Xasan Rooble. Waxaa wafdiga qayb ka ahaa Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DFS, mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab)iyo Wasiiru-dawlaha Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee DFS, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir).Maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Disembar 2020, waxaa kulan is afgarad ah dhexmaray madaxda labada Wasaaradood. Kulankan waxaa looga arrinsanayey arrimaha waxbarashada dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta labada wasaaradood ee Puntland iyo dawladda dhexe.Waxaa la isku afgartay qodobbada hoos ku xusan

:1. In ardayda Puntland ee dhammaysay dugsiga sare loo fasaxay shahaadadii dugsiga sare ee Federaalka oo laga heli doono xarunta dhexe ee WW&TS ee dawladda Puntland iyo xarunta dhexe ee WWH&TS ee dawladda Federaalka Soomaaliya

.2. In la isugu yimaado shirweyne looga arrinsanayo arrimaha waxbarashada dalka (sida xeerka iyo siyaasadda waxbarashada, dhismaha guddiyada imtixaanaadka, manaahijta iyo kormeerka waxbarashada, IWM)

.3. Waxa ay labada wasaaradood isla qaateen in ardayda reer Puntland loo siidaayay shahaadada dugsiga sare ee dawladda Federaalka.Wabillaahi Towfiiq.Dhammaad.

ancient history

Explore the lives and works of key writers from a period that ushered in political unrest, social change and new literary forms.

Featured articles

  • ""

    Philip Pullman's introduction to Paradise Lost

    Philip Pullman first read Paradise Lost as a schoolboy and was dazzled by the sound of its poetry as he and his classmates read it aloud. Since then, he has become fascinated by Milton's tremendous powers of storytelling, and the ways in which he creates narrative tension, complex moods and vivid characters.

    Read more

Thursday, October 29, 2020

Wararkii ugu Danbeeyey Erdogan oo Ka Xanaaqay Sawirkii Laga Sameeyey & Dagaalka Faransiiska

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey itoobiya oo Loo Tashtay Sida Laga Yeelo Biyo Xidheenka

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Kusoo Biirtay Dagaalka Faransiiska ee Diinta Lagu Gafay

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wednesday, October 28, 2020

Sirta Kuduugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka | Xulashada Dunida

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey Hubka Turkiga oo Si Xoogan Loo iibsanayo & Horumarka

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey Buurta ay iiraan Hubka Ku Qarsato & Khatarta Gantaalaha

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Tuesday, October 27, 2020

Wararkii ugu Danbeeyey Erdogan oo Amar Cusub Soo Saaray & Xiisada Kadhalatay Faransiiska

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey Xog Khatar Ah oo Sucuudiga Kusaabsan oo La Kashifay & Heshiiska

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Armeeniya Burburka Xoogan ee Kadhashay & Awooda Lasoo Bandhigay

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada Subscribers | Share | Comments | Like Please follow us : Facebook : https://ift.tt/2Z5tFgJ