https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Monday, May 9, 2022

Muxuu Putin ku sheegay khudbaddii maalinta Victory Day?

May 09, 2022
Putin

Madaxweynaha Ruushka ayaa difaacay dagaalka ka socda dalka Ukraine, waxaana uu ku eedeeyey inay reer galbeedku mas’uliyaddeeda leeyihiin ayna halis ku yihiin Ruushka.

Vladimir Putin ayaa maanta ka hadlay xuska Victory Day oo ah maalin Ruushka looga dabbaaldego ka guulaysigii Naaziyintii Jarmalka dagaalkii labaad ee dunida.

Cabdixakiim Maxmauud Shirwac ayaa inoo soo jeedinayey warbixin ay VOA ka qortay arrintan.


by VOA

كلمة الرئيس الروسي فلاديمير بوتين في احتفالات "عيد النصر"

XOGTA: Haweneydii Putin u qabatay howl ay rag badan u qaban waayeen | “W...

Wararkii ugu Danbeeyey Sirdoonka Maraykanka oo Soo Bandhigay Xogta Madax...

Daawo Go'Aamo Deg Dega O Doorashadii Somalia Lagasoosaaray Farmaajana La...

Daawo War Cusub Muqdisho Farmaajo Oo isudhiibay Gudiga Doorashada Iyo Ti...

77 طائرة ومروحية من الجيل الخامس تشارك في العرض الجوي لعيد النصر

Deg Deg: MD Farmaajo oo ka carooday Go'aankii Goddoomiye A.Madoobe & Den...

DEG DEG Farmaajo oo Banaanka iskeenay kuna dhawaqay Musharaxnimadisa & M...

DEGDEG Markab uu lahaa Ruushka oo la gubay, Diyaarado Dagaal oo lasoo ri...