Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga XF.Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha CX ,safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta ka qetbgalay xaflad ka dhacday xarumta Dekedda Muqdisho oo lagu maamuusaayey soo bandhigidda qalab mileteri oo ay soo gudbiyeen dowladda Shiinaha.
Agabkaasi ciidan oo ka koobnaa gaadiid & agab ciidan ,waxaa la wareegay madaxda wasaaradda Gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka.
No comments:
Post a Comment