Isku soo duub, CANQE micnaheedu waa dhereg, waa buux, waa ladnaan, waa nolol fiican. Gabyaa la odhan jiray Cali Tiriig waxa uu yidhi;
Waxaan lumiyo, waxan ku loofaro iyo waxaan ku laystaamo;
Waxa looxa iigu qoran inaan ladnaadeeye
Boqor ka mid ahaa qoysaskii xukumi jiray Masartii hore oo xabaashiisii looga tagey qalfoofkiisii oo sanduuqii ku jira; waxa laga helay madaxgashi dahab iyo ulo dahab iyo weel dahab. Boqorka waxa magaciisii oo dheer ka mid ahaa CNKH oo ah CANQE. Dahabkani muxuu dhereg muujiyey. kkkkkl
Ereyada hiirooqalfiyada (Hieroglyphics) ah ee ku bilaabma xarafka shibanaha ah ee C iyo kuwa u dhigma ee Soomaliga ah bal aan isu fiirino.
Masaaridii Hore | Ingiriisi (English) | Soomaali |
C | Forearm, hand cur, | Curcur |
CB | To resist | Caabi |
CB | To fear | Cabsi |
CB | To contradict | Ceebay |
CNKH | Prosperity, life happiness | Ciniq |
CRW | Child/children | Caruur |
CR | Steps; stairs | Carcar |
CRT | Reed; stalk of plant reed for writing | Caarada |
CRT | Goat, ram any horned animal | Ari (Cari) |
CRYT | Two jaws | Cirid |
CR | Stone of mountains | Corcor |
CRT | Flame, fire | Carte |
CRY | Light, firey one | Carey |
CRRWT | Gate, door, gateway | Carrawdii |
CRB | Flame burning | Carrab |
CR | Pill, grain, pellet | Carro |
CNDH | Claw, nail | Cindhi (Cidi) |
CNDH | Fat, grease | Candho |
CNT | He who is well, sound firm, wealthy, prosperous | Cante; Caynte |
CN | Bank, side | Can |
CN | Cords, rope | Cayn (Awrka) Cayn iyo Beyd |
CN | Beautiful, pleasant, splendid, delightful | Caan/Caano |
CN | Well, fountain | Cayn, Caynabo |
CT | Limb, member, piece | Cad |
CY | To cry loud, to speak loud | Cay |
CD | Strong, sound, | Cudoon |
CD | Fat, oil | Cidaad |
CDN | Beauty | Caddaan |
CM | Fist | Cumacun |
CM | To eat, to devour | Cam/Camadh |
CMCM | Foul | Camcami |
CN | To repeat, to return | Ceni/Celi |
CM | Clay | Camud |
CDW | Wrong | Cadho |
CGT | Claw, Hoof | Cagta |
CQ | Going in and out entrance and exit | Xaaqo/Qaaxo |
CQ | To destroy | Xaaq/Qaac |
CQ | Those who go in and out | Qax/Qac |
CQCQ | Invade | Xaaq |
CQ | To be right proper correct | Xaq/Caq |
CQ | Evenhanded, just | Xaq/Qac |
CQ | A right lead, true guidance | Aqoon/Caqaoon |
No comments:
Post a Comment