عبد الشكور أسوي
صحفي رقمي
قبل 4 ساعات
جواز سفر صومالي
اقتباس صورة ، حكومة الصومال
تفتخر الدول حول العالم بقوة جوازات السفر وهي عدد الدول التي يمكن للشخص السفر إليها بسهولة.
تتنافس اليابان وسنغافورة على المركز الأول هذا العام من حيث تكلفة جوازات السفر.
احتلت جوازات السفر الصومالية المرتبة 106 على مستوى العالم هذا العام. إذن ما هي الدول التي يمكن للصومالي الدخول إليها بدون تأشيرة؟
يمكن لما مجموعه 33 دولة الدخول بجوازات سفر صومالية ، قبل جوازات السفر في اليمن وباكستان وسوريا والعراق وأفغانستان.
ومع ذلك ، لا تسمح كل هذه البلدان للصوماليين الذين يحملون جوازات سفر صومالية بالدخول بدون تأشيرة.
وفقًا لـ VisaIndex و PassportIndex ، يمكن الوصول إلى 9 دول بجواز سفر صومالي دون التقدم بطلب للحصول على تأشيرة.
جواز سفر صومالي
اقتباس صورة ، حكومة الصومال
في هذه البلدان ، الشيء الوحيد الذي عليك القيام به هو حجز تذكرة مباشرة إلى الوجهة. لذلك ، عندما يهبط سيحصل على بطاقة هوية توضح وجوده.
هذه الدول هي:
بنين - دولة في غرب إفريقيا.
غامبيا - دولة صغيرة في غرب إفريقيا.
هايتي - بلد في منطقة البحر الكاريبي بأمريكا اللاتينية.
دومينيكا - دولة أخرى في نفس منطقة البحر الكاريبي. لكنها ليست جمهورية الدومينيكان ، على الرغم من وجودهم في نفس المنطقة.
جزر كوك - جزر في المحيط الهادئ. لديه علاقات سياسية مع نيوزيلندا.
ماليزيا دولة في آسيا. ومع ذلك ، فإن جوازات السفر الصومالية محظورة حاليًا في البلاد بسبب جائحة Covid-19.
ميكرونيزيا - دولة جزيرة أوسيانا في غرب المحيط الهادئ. علمها ، الذي يشبه إلى حد ما علم الصومال ، أزرق مع أربعة نجوم بيضاء خماسية في المنتصف.
نيوي - دولة جزرية في الجزء الجنوبي من المحيط الهادئ.
سانت فنسنت وجزر غرينادين - دولة جزرية في جنوب البحر الكاريبي.
جواز سفر صومالي
اقتباس صورة ، حكومة الصومال
تتطلب جميع الدول التسع في العالم باستثناء دولة واحدة أنواعًا مختلفة من التأشيرات لحاملي جوازات السفر الصومالية.
يحتاج البعض منهم إلى تأشيرات عند الوصول ، مثل بوليفيا ، بوركينا فاسو ، بوروندي ، كيب فاردي ، جزر القمر ، إثيوبيا ، غانا ، غينيا بيساو ، مدغشقر ، لبنان ، جزر المالديف ، موريتانيا ، بالاو ، رواندا ، ساموا. والسنغال وتوغو وتيمور ليشتي وتوفالو
Immigration: How many countries can a Somali passport be issued without a visa?
IMAGE QUOTE,SOMALI GOVERNMENT
Countries around the world are proud of the power of passports which is how many countries a person can travel to easily.
Japan and Singapore are vying for the top spot this year, in terms of the cost of their passports.
Somali passports are ranked 106th in the world this year. So which countries can a Somali enter without a visa?
A total of 33 countries can enter with Somali passports, ahead of passports in Yemen, Pakistan, Syria, Iraq and Afghanistan.
However, not all of these countries allow Somalis with Somali passports to enter without a visa.
According to VisaIndex and PassportIndex, 9 countries can be reached with a Somali passport without applying for a visa.
IMAGE QUOTE,SOMALI GOVERNMENT
In these countries, the only thing you need to do is book a ticket directly to the destination.Therefore, when he lands he will be given an ID showing his presence.
These countries are:
Benin - a country in West Africa.
Gambia - a small country in West Africa.
Haiti - a country in the Caribbean region of Latin America.
Dominica - another country in the same Caribbean. But it is not the Dominican Republic, although they are in the same region.
Cooc Islands - islands in the Pacific Ocean. He has political ties with New Zealand.
Malaysia - a country in Asia. However, Somali passports are currently banned in the country due to the Covid-19 pandemic.
Micronesia - an island nation of Ociana in the western Pacific. Its flag, which is somewhat similar to that of Somalia, is blue with four white five-pointed stars in the middle.
Niue - an island nation in the southern part of the Pacific Ocean.
Saint Vincent and the Grenadines - an island nation in the southern Caribbean.
IMAGE QUOTE,SOMALI GOVERNMENT
All but one of the nine countries in the world require different types of visas for Somali passport holders.
Some of them require visas upon arrival, such as Bolivia, Burkina Faso, Burundi, Cape Varde, Comoros, Ethiopia, Ghana, Guinea-Bissau, Madagascar, Lebanon, Maldives, Mauritania, Palau, Rwanda, Samoa. , Senegal, Togo, Timor-Leste and Tuvalu.
Baarlamaanka UK: Maxay ka yiraahdeen aqoonsiga Somaliland?
Qoraalka sawirka,
.
Baalamaanka dalka Ingriiska ayaa dood dheer ka yeeshay arrinta aqoonsiga Somaliland.⁸
Doodda oo ahayd mid dhinacyo badan ay xildhibaanada iska taageen qadiyada Soomaaliland iyo sida ay dowladda UK ka yeelayso ayaa socotay muddo ka badan hal saac.
Xildhiabanada ayaa intooda badan la dhacsanaa doodda uu soo bandhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa xildhibaankii aqalka horkeenay mooshinka ka doodida aqoonsiga Soomalailand.
Gavin ayaa waxaa uu baarlamaanka sharraxaad dheer ka siiyey horumarka ay Somaliland ku tallaabsatay dhinacyada amniga iyo dimuqradiyadda, isaga arrima badan u soo daliishaday sababta uu u doonayo inay UK u aqoonsato Somaliland.
Xildhiaban Gavin oo dooda u soo bandhigayay xubnaha aqalka baarlamaanka ayaa sheegay in la joogo xilligii ay UK aqoonsan lahayd Somaaliland.
Xildhiabanka ayaa intaa ku daray in xaqiiqada aan la iska indha tirin islamarkana aysan dowladda Britain ku qaadan muddo dheer oo kale in ay sugto aqoonsiga Somaaliland."Runtii haddeynu nahay siyaasiyiinta golahan waxaan u baahannahay inaan arrintan hoggaamin ka muujinnaa, waxaan u baahannahay saaxibbadeen soomlailand inaan u muujinno inaan diyaar u nahay inaan difaacno sida ay iyaguba noo difaaceen, marka xitaa haddii aanu ka soo bixi karin dhammaan ballan-qaadyada caynkaas ah waxaanu jecelnahay in aanu niraahno, xataa haddii aynaan odhan karin Somaliland Ayaan imnkaba aqoonsaneynaa,waxaan u baahannahay inaan fadhiisanno oo aan ka tashanno sidii tallaabbooyinka xiga aan u sii ambaqaadi lahayn" ayuu yiri mr Gavin.
Mr Gavin ayaa intaa ku daray in aysan habooneyn in dowoladda Uk ay sugto 30 sano oo kale islamarkana la joogi xilligii xaqiiqooyiinka la wajihi lahaa.
"Ma dooneyno inaan sugno 30 sano oo kale xaqiiqooyinka jira markaan eegno si loo helo Jiritaanka Somaliland madax-banaan, sababtoo ah ma aha oo keli ah inaan ka sugno qofka xafiiska arrimaha dibadda jooga, waa inaan xaqiiqooyinkaasi ka jawaabnaa, waxaan u baahannahay inaan hoggaaminno siyaasadaheenna arrimaha dibadda, waxaan u baahannahay saaxibbadeenna Somaliland inaan u muujinno inaan iyaga u guntannahay garabna aan u nahay", ayuu intaa ku daray.
Xildhibaan Kerry McCarthy oo ka mid ahayd xildhiabanadii dooddaasi ka qeybgalay ayaa dhankeeda sheegtay in soomaaliland ay hormar badan sameysay islamarkana ay muujiyeen karti ay dal madaxbanaan ku dhisi karaan lana joogo xilligii dal madaxbanan loo aqoonsan lahaa.
"Waxaan arkayna sanadkii aanu soo dhaafnay Somaliland oo u dabaal dagaysa 30 sano guuradii ka soo wareegtay marki ay gooni isu taaga ku dhawaaqeen, waxay dhiseen dowladooda madaxa banaan , lacag u goni ah iyo qabashada doorasho dimuqraadiyad ku dhisan , waxay muujiyeen awoodda ay u leeyihiin in ay dal dhisaan, soo lama joogi xilligii dowladda UK ay aqoonsan lahayd xaqa ay u leyihiin in ay aayahooda ka tashadaan islamarkana la aqoonsan lahaa baahida ay u qabaan in ay noqdaan dal madax-banaan" ayay tiri Mrs Kerry.
Wasiiro dowlaha UK u qaabilsan Yurub oo dhanka dowladda u hadlayay islamarkana ku sugnaa aqalka baarlamaanka ayaa dhankiisa su'aalo laga waydiiyay mowqifka dowladda ee ku wahajhan soomaaliland.
XIGASHADA SAWIRKA,UK PARLIAMENT
Qoraalka sawirka,
Chris Heaton-Harris
Chris Heaton-Harris ayaa sheegay in mowqifka UK uu yahay in ay dhiirigalinayaan in qaddiyadda Soomaaliland ay ka wadahadlaan madaxda Muqdisho iyo Hargeysa."Mowqifka dowladda UK ay arrintan ka qabto wuxuu aha mid joogta ah waxna iskama badalin,waxaan muddo dheer dhiirragelineynay wadahadallad ay arrintan ka yeeshaan mas'uuliyiinta labada dhinac ee Muqdisho iyo Hargeysa xiriirka mustqbalka labada dhinac ka dhaxeyn karo, waana sidii wadeynaa inaan sidaa sameyn" ayu yiri Mr Harris.
Dhanka kale Vicky Ford oo ah Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan dwoladda Ingiriiska ayaa iyaduna ka hadashay doodda Aqoonsiga Somaliland waxaa ayna sheegtay in mowqifka UK ee ku wajahan uu yahay mid cad islamarkana ay dowladda federaalka iyo Somaaliland ay u taallo in mustaqbalkooda ay ka arrinsadaan .
"Doodda Aqalka Baarlamaanka waxay hoosta ka xariiqeysaa mowqifka aan is baddalin ee ay dowladda UK ka taagan tahay arrinta Somaliland. Waa howl u taalla Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya inay go'aan ka gaadhaan mustaqbalkooda. Waan sii wadi doonnaa inaan arrimaha dimuqraadiyadda, amniga iyo horumarka kala shaqeyno dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Somaliland," ayay ku tiri qoraalkeeda.
b qarka u saaran inuu dagaal ka qarxo
By Katya Adler
Europe editor
6 Saacadood ka hor
Maleeshiyaad taageersan Ruushka ayaa ku sugan jiida hore ee dagaalka gobolka Donbas ee lagu muransan yahay
Maleeshiyaad taageersan Ruushka ayaa ku sugan jiida hore ee dagaalka gobolka Donbas ee lagu muransan yahay
"Yurub hadda waxay qarka u saaran tahay inuu dagaal ka qarxo marka loo eego sidii ay ahayd tan iyo markii ay burburtay Yugoslavia-dii hore."
Waa kalamadaha adag oo u muuqday digniin kuwaas oo uu shewegay dublamaasi sare oo ree Yurub ah oo aan kala hadlayay xiisadaha hadda kala dhexeeya Moscow, ee ku saabsan isku dhafka milatari ee ballaaran ee ay ka wadaan xadka Ukraine.
Niyadda Brussels waa mid aad u kacsan. Waxaa jirta cabsi dhab ah oo laga qabo in Yurub ay u janjeersato dhanka khalalaasihii amni ee ugu xumaa muddo tobanaan sano ah.
Laakiin xanaaqu gabi ahaanba diirada kuma saarayo rajada laga qabo dagaal dheer oo dhulka ah oo lala galo Ruushka oo ku wajahan Ukraine.
Dad yar oo ku sugan halkan ayaa aaminsan in Moscow ay leedahay awood millatari, oo waxa ay leeyihiin: "Ha ka fikirin lacagta ama dhaqaalahooda, ama taageerada dadka dalkooda."
Run: Midowga Yurub wuxuu uga digayaa aqalka Kremlin-ka "cawaaqib xumada ka dhalan karta" haddii uu qaaddo tallaabo milatari oo ka dhan ah dalka deriska la ah ee Ukraine. Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock oo ku sugan Kyiv sidoo kalana booqday Moscow ayaa sidaas sheegtay Isniintii.
Sweden waxay boqollaal ciidan usbuucan dhamaadkiisa geysay jasiiradda istaraatiijiga ah ee Gotland - oo ku taal badda Baltic. halka Danmark ay xoojisay joogitaankeeda gobolka maalmo ka hor.
Xiisadda sii kordheysa ayaa sidoo kale dib u kicisay doodda labada dal ee Finland iyo Sweden ee ku saabsan inay hadda ku biirayaan Nato iyo in kale.
Laakiin walaaca ugu weyn ee ka jira Galbeedka ayaa ah- Washington, Nato, UK iyo Midowga Yurub waxaana aad u yar suurtagalnimada ah inuu dagaalka caadiga ah oo u dhaxeeya dalalkan uu ka dhaco Ukraine.
Xukuumadda Moscow ayaa waxay raadineysaa inay kala qaybiso oo ay khalkhal geliso Yurub - iyada oo dooneysa inay gilgisho dheelitirka awoodda qaaradda Yurub si Ruushka uu uga faa'iideysto.
Raysal wasaaraha Poland Mateusz Morawiecki ayaa ii sheegay dabayaaqadii sanadkii hore in reer galbeedku ay u baahan yihiin inay "ka kacaan hurdadooda la xiriirta juqraafyadda" ee ku saabsan ujeedooyinka Moscow.
"Waddamada Midowga Yurub ee waxay oran lahaayeen hadda waan ka toosnay hurdada wax badanna waan fahanay."
Balse, sida inta badan dhacda marka ay timaado siyaasadda arrimaha dibadda, madaxda Midowga Yurub aad ayay uga fog yihiin in ay ka midaysan yihiin tallaabada saxda ah ee ay qaadayaan.
Moscow ayaa beenisay - in kasta oo ay ciidamo badan ka ururiyeen xudduudda Ukraine - in ay qorsheynayaan duullaan militari. Balse waxay soo saartay Nato liis ay ku qoran yihiin dalabaadyo amni.
Vladimir Putin wuxuu ku adkeystay, in Nato ay ka mamnuucdo Ukraine iyo waddama kale oo hore u ahaan jiray Soofiyeedka inay weligood xubin ka noqdaan ururka.
Hogaamiyaasha Ruushka iyo Mareykanka oo khadka teleefonka ku wada hadlay
Hogaamiyaasha Ruushka iyo Mareykanka oo khadka teleefonka ku wada hadlay
Nato ayaa si cad u diiday, saddexdii shir ee u dambeeyay ee u dhaxeeyay Ruushka iyo xulafada reer galbeedka sidaa darteed waxaa lagu guul dareystay in dhammaan shirarkaasi ay ka soo baxaan wax la tabaan karo.
Taallaabada xigta ee uu Vladimir Putin qorsheynayo inuu sameeyo ma cadda. Laakiin reer galbeedku waxay rumaysan yihiin in Kremlin-ku uu wax badan galiyay dhaqdhaqaaqiisa guud ee Ukraine.
Maamulka Biden wuxuu si hagar la'aan ah u sugayaa mowqif adag oo ka soo baxa Midowga Yurub kaas oo ku saabsan cunaqabataynta suurtagalka ah ee ka dhanka ah Ruushka, iyadoo kuxiran tillaabada ay Moscow qaadayso: duullaan militari oo oo ay ku galaan Ukraine, ama weerarrada internet-ka.
Dadka rajada leh ee reer Yurub ayaa saadaalinaya in ururka uu ku heshiin doono cunaqabatayn suurtagal ah marka la gaaro 24-ka Janaayo, ka dib kulanka soo socda ee wasiirrada arrimaha dibadda, laakiin taasi waa ka fog tahay dammaanad qaadka.
Tiro ka mid ah wadamada Miwowga Yurub ayaa ka walaacsan saameynta ay cunaqabataynta Ruushka ku yeelaneyso dhaqaalaha dalalkooda.
Xarunta Midowga ee Brussels sida caadiga ah waxay ka hadashaa culayska markaasi jira, laakiin kama fakaraan natiijada wada xaajoodyadaas oo waxa laga yaabaa in aanu qof walba ku farxin.
Waxaa sidoo kale jira walaac baahsan oo ay qabaan dalalka Midowga Yurub kaas oo muujinaya saadka gaaska ee Ruushka. Gaar ahaan iyadoo qiimihiisu aad sare ugu kacay xilliyadii dambe.
Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in ay eegayso siyaabaha lagu khafiifinayo saamaynta saadka tamarta.
Waxa ay doonaysaa in ay ku degdegto Midowga Yurub in ay ku heshiiyaan mawqif adag oo ku saabsan cunaqabataynta - iyada oo si fiican u ogsoon in, siyaasadda arrimaha dibadda, ansixintu ay u baahan tahay inay noqoto mid ay u dhan yahihiin dhammaan waddamada xubnaha ka ah Midowga.
Ciidamada kaydka ah ee Ukraine ayaa ka qayb qaatay dhoolatus bishii December iyadoo xiisada kala dhaxaysa Ruushka ay cirka isku sii shareereyso
XIGASHADA SAWIRKA, EPA
Qoraalka sawirka,
Ciidamada kaydka ah ee Ukraine ayaa ka qayb qaatay dhoolatus bishii December iyadoo xiisada kala dhaxaysa Ruushka ay cirka isku sii shareereyso
Dhanka kale Isniintii, xoghayaha difaaca ee Ingiriiska Ben Wallace ayaa ku dhawaaqay in Britain ay siineyso Ukraine gantaalada riddada gaaban ee lidka taangiyada si ay isuga difaacdo. Waxa uu sheegay in koox yar oo ka tirsan ciidamada Britain ay sidoo kale bixin doonaan tababaro.
Mr Wallace ayaa mar sii horeysay uga digay Moscow in ay jiri doonto "cawaaqib" ka dhalan tallaaba kasta oo Ruushku u qaado dhanka Ukraine. Britain waxay u taagan tahay inay ka hortagto oo ay istaagto" cagajuglaynta", si kasta oo uu khilaafka u fogaado. ayuu yiri,
Xukuumadda Washington waxay ku adkaysanaysaa in uusan jirin wakhti badan oo la lumiyo tallaabo deg-deg ahna la qaado.
Kremlin-ka ayaa meesha ka saaray sheegashada Washington waxa uuna ku tilmaamay "mid aan sal lahayn".
Reer galbeedku haatan waxa ay isku dayayaan inay ka hortagaan waxa iman kara ama tallaabada xigta ee Ruushka qaadi karo.
Baarlamaanka UK ma waxa uu aqoonsan rabaa Somaliland?
5 Saacadood ka hor
Gavin Williamson
Qoraalka sawirka,
Xildhibaan Gavin Williamson
Baarlamaanka UK ayaa Talaadada beri ah lagu wadaa in muddo kooban uu dhegaysto dood ku saabsan Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland oo uu usoo gudbin doono xildhibaan Gavin Williamson oo laga soo doorto Koonfurta Staffordshire
Doodda oo ah mid uu mudanaha ku soo gebagabeyn doono fadhiga maalintaa ayaan la fileyn in wax go'aan ah uu ka gaaro baarlaamka.
Ma aha markii ugu horreysay ee baarlamaanka UK uu dhegaysto dood ku aaddan aqoonsiga Somaliland oo sheegtay in 1991 ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale.
Bishii December 2019, 11 xildhibaan oo u badan xisbiga Labour-ka ayaa gudbiyay mooshin ah in baarlamaanka UK uu aqoonsado Somaliland, maadaama ay ahayd "maxmiyad ay Britain xukumi jirtay".
Mid kamid ah xildhibaannadaas ayaa markii dambe ka noqday mooshinka.
Sidoo kale, golaha deegaanka ee magaalooyinka Cardiff, Sheffield iyo Birmingham ayaa horay u shaaciyay inay aqoosan yihiin "madax bannaanida" Somaliland, walow taaso aysan wax badan soo kordhin.
Kenya ma waxa ay aqoonsatay Somaliland?
Wargeyska Daily Nation: Kenya waxa ay xiriir dublamaasiyadeed la yeelanaysaa Somaliland
Itoobiya: Somaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsannahay inay hoostagaan Soomaaliya
Waa kuma xildhibaan Gavin Williamson?
Gavin ayaa 25-kii June 1976 ku dhashay magaalada dalxiiska caanka ku ah ee Scarborough ee ku taalla Waqooyiga England.
Waxa uu siyaasadda ku biiray sanadkii 2001 xilligaas oo loo doortay golaha deegaankiisa. Sanadkii 2010 ayuu markii ugu horreysay ku guulaystay inuu baarlamaanka UK ku matalo Koonfurta Staffordshire.
Dhammaadkii sanadkii 2017 ayaa waxaa loo magacaabay xoghayaha difaaca ee UK, kadibna waa uu July 2019 noqday xoghayah waxbarashada.
Waa mudane ka tirsan xisbiga talada haya ee Conservative, waxaana uu hadda kamid yahay xildhibaannada ugu magaca dheer.
Si weyn waxa uu u taageera qadiyadda gooni isu taaggan Somaliland, sida ku cad bartiisa Twitter.
Ka bood Twitter boggan, 1
Dhammaadka Twitter boggan, 1
Go'aanka dowladda UK
Xukuumadda Britain ma aqoonsano gooni isu taagga Somaliland, sida ay marar badan sheegtay.
Vicky Ford, oo ah wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa bishii November 2021 sheegtay in UK ay Somaliland aqoonsan doonto oo keliya marka ay go'aan noocaas ah gaaraan Soomaaliya iyo dalalka kale ee Afrikaanka ah.
Wadahadallo u dhexeeyay Muqdisho iyo Hargeysa oo looga arrinsan lahaa arrinta Somaliland ayaa dhowr jeer dhacay, in kastoo aanay wax weyn soo kordhin.
Ma jiro dal ka tirsan caalamka oo sodonkii sano ee la soo dhaafay waddan madax bannaan u aqoonsaday Somaliland.
marka Versailles lago saxiixey heshiis
nabadgelyo. Dagaalkani wuxu dhex maray dawladdo badan ay ka mid yihiin: maraykanka oo sanakii u dambeeyay ku soo biiray dagaalka, Ingriiska, Faransiiska, Jarmalka, Dawlada Cosmaniya, Ruushka, iyo dawlada kale oo aad ubadan. Dagaalkan waxaa lagu jabiyey, lagaag adkaaday, dawladaha jarmalka iyo cusmaaniyiinta. way sii socotaa qore; Abdalle bile ahmed
Dagaalkii aduunka ee Koowaad
Dagaalkii 1aad ee dunida
Wuxuu ka bilowday dagaalkan magaalada sarayevo caasimada dalka bosnia 28 june 1914 waxaana sabab u ah wiil xag jir ah oo Serbian ah uu toogtay dhaxal sugihii dalka austri arshiidiq fransis Ferdinand iyo xaaskiisi.
Balse asbaabtu taa wey ka weyneyd waxaana lagu soo kooba asbaabta oo ee dhabta ah ee keentay dagaalkii koowaad ee dunida tobodo qodob
1- Dagaalkii ka dhacay yurub ka dhacay todobaatameeyadii qarningii 19aad oo looga guuleystay dalka faransiiska waxey fransa qorsheyneysa mudo dheer iney mar uun aar gudato iyadoo laga heystay dhul baaxad weyn, sidoo kale waxey ka baqeysay inuu mar 2aad kuso rogaal celin doono jermal oo horey uga adkaaday
2- Dowladaha waaweyn oo ku loolamayay dalalka ey gumeystaan iyadoo uu jarmalku dareemayay in laga sad badsaday taaso mar naba aan u cuntamin, iyadoo dhaqaalaha jarmalku uu baahna dhul cusub uu qeyraadkiisa gurto hadana waxaa sadkiisa qaatay wadamada fransiiska iyo ingiriiska
3- Khilaafka dhanka xuduuda badda ah ingiriiska ayaana ahaa awooda ugu weyn dunida dhanka ciidamada badda iyadoo ciidamada badeedu ey joogeen dhamaan daafaha dunida oo inteeda badan ey gumeysaneysay balse jarmalka ayaa isna bilaabay inuu xoojiyo ciidamadiisa bada sanadii 1989 waxaase libinta uga dambeeyay ingiriiska markii uu sameeyay markabkii dagaal ee abid dunida ugu weynaa ee la oran jiray dreadnought kaaso la soo saaray sanadii 1906
4- Loolan dhanka xuduudaha oo u dhaxeeyay ruushka iyo jarmalka iyo austari waxey ruushku iyo jarmalku isku heysteen sidii ey u kalaqeybsan lahayeen dhulka Poland hada loo yaqaano halka austari iyo jarmalku iyo ruushkuba ey isku heysteen gobolka lagu magaacabo jalesia
5- Loolan dhanka wadamada la isku yiraahdo balkens kuwaaso ka go aydowladii cusmaaniyiinta sanadii 1908 ayey austari qabsatay wadanka bosnia iyadoo ku goodisay iney qabsaneyso Serbia
6- Xulufeysa balaaran oo bilowday waxey u kala qeybsanayeen triple alliance oo ey ka mid ahaayeen wadamada jarmalka austri iyo hungry halka kooxda kalena eyaheyd triple entente waxaana isugu yimid france ingiriiska iyo ruushka .
7- Wadamada xooga badan oo sameystay ciidamo aad u xoog badan waxaana aad isku hubeeyay wadamada ruushka iyo jarmalka si ey u qaataan qeybo ka mid ah wadama balkaniska .
Hadaba maxaa keenay in dagaalkan loogu yeero dagaalkii koowaad ee dunida
Dagaalkan oo dhacay inta u dhexeysay 28 june 1914 ilaa 11 nov 1918 ayaa waxey kasbatay in loogu yeero magaca caalami
Iyadoo u dagaalka socday 51 bilood oo aan kala go’ laheyn
Waxaa ka qeyb qaatay 28 dowladood 24 ka mid ah ey ahayeen dhinaca xulufada halka 4 ka mid ahna ey ahayeen dhinacii jarmalka
93% dadka dunida ku nool ayaa si toos ah iyo si aan toos aheyn uga qeyb qaatay dagaalkan
Dagaalkan ayaa ka wada dhacay 3 qaaradood oo kala ah yurub Africa iyo asia
Yurub waxa uu ka dhacay balconska talyaaniga iyo daanta galbeed iyo tan bari ee qarada yurub
Asia wuxuu ka dhacay wadamada masar falastiin ciraaq dardanil iyo dhulka loo yaqaano qooqaaz
Afrikana wuxuu ka dhacay galbeedka Africa
Halka pasicific oo ka dhacay jasiirado uu gumeysan jiray jarmalku
Waxey aheyd dagaalkii ugu horeeyay ee la iska weeraro dhulka cirka iyo bada
Waxaa la isku adeegsaday hubkii ugu casrisanaa waqtigaa
Iyadoo la isku adeegsaday gaas sumeysan sidoo kale waxaa la isku adeegsaday dhufeysyada daahsoon iyo telgraphka oo ka qeyb qaatay is gaarsiinta ciidmada ku kala sugnaa meelo kala duwan
Ciidamada ka qeyb qaatay
Xulufadu waxuu dhamaa ciidamdooda 42 188 000 waxey ahaayeen 65 %
Halka mixwarkana ay ahayeen 2 850 000 oo ah 35 %
Marka la isku daro wadarta ciidamada ka qeyb qaatana waxey noqonayaan 65 038 000
Waxaa khasaarada lagu qiyaasay xulafada waxaa ka dhintay 22 104 000
Ciidamada mixwanka waxaa ku naf waayay 15 404 000
Halka guu ahaana ey tahay 37 508 000
Dhanka dhaqaalaha waxaa ku baxay 10 milyaan oo doolar saacad walba
Lacagaha tooska ah ee agabka dagaalka waxaa ku baxay 186 bilyan oo doolar
Halka qasaaraha dadweyne uu gaaray 151 bilyan ooo dolar
Marka la siku darana uu garayo qasaaraha 337 bilyan oo doolar