https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY: Taliyaha cusub ee qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Saturday, May 21, 2022

Taliyaha cusub ee qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa maanta si rasmi ah xilka Taliyaha ugula wareegey Taliyihii hore Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeyo guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow oo kamid noqday Xildhibaanada 11aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaana Munaasabadda Xil wareejinta ka soo qeyb galey Saraakiisha Ciidanka Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

No comments: