https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df
Tuesday, January 25, 2022
assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
>assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
waxaan hawada idiin soo marinayaa nabad galyo is xushmayn shaqo wacan mashquul umadooo
dhan dan u ah intaas kadib
walaalayaal waxaan maqaalkaan idiinku soo gudbinayaa maqaal aad iyo aad aaad uga heshaan dareentaana
meesha nala ka haysto ha noqoto soomaali caade qaata ah iyo ajnabi iskaga kaa dhiagaya inuu daacad kuu yahay
walaalayaal soomaaliyeey soomaaliya waxay kutaal meel istaraatiiji ah ha noqoto bad ama dhul
dhulka soomaaliya waa dhul wayn baaxad wayna leh gumeystayaal ayaa na qaybsaday
waxaa loo qaybshay shan qaybood qayb waxaa lagu daray itoobiya qaybna waxaa ;lagu daray kenya
djibouti waxaa la siiyey xorriyad ayadoo la ogyahay inta ay le,egtahay dhul ahaan iyo shacab ahaan waana waxaan gaarayn
shacabkeedu 1 milyan taas marka laga soo tago qiyaas marka waxa saas loo sameeyey oo ay gaaladu u siisay xorriyada iyo inay
noqoto dowlad yacnii waxaa laga dagaalamayaa iney midoobaan oo awood yeeshaan ka dibna ay qabsadaan africa ama geeska africa
dowlad adag ayey soomaaliya lahayd dowladaas oo ahayd dowladii milatariga ahyd ee jaalle maxamed siyaad barre
dowladani sida aan aaminsanahay soomaali ma soo marin sidaan u adag oo u xoog badan horayna uma soo marin dhicideedii ka dibna maba dhiucin
oo waatan aan illaa hada aan heshiin la.a nahay umada soomaaliyeed waa umad karti leh oo adkaysi badan shacabka soomaaliuyeed waxay u qaxeen
caalamka meelkasta oo ay tagaan waxay ka noqdaan umad jirta ayaan dhaweyd waxaan daawanayey barafisoor suudaani ah
oo ka hadlaya soomaaliada ku nool qurbaha wuxuu yiri soomaalida meelkasta oo aan maray waxaan kula kulmay soomaali
wuxuu dhahay waa umada kaliya ee ku nool qurbaha oo leh jaaliyad ama markis waliba wuxuu ku daray xataa imaamada masaajidada waa soomaali
wuxuu dhahay taariikhdu markay gaarto 2030 dadka soomaalidu africa ayagaa hogaam,in doona soomaliya ganacsi ahaan iyo millitari ahaan dhaqaale ahaan marka walaalayaal aqoonyahandii aan soomaalida ahayn ayaa sidaan faalo uga bixinayee maxaa helay aqoon yahanadeenii
waxaan kale oo aan akhristay majallad ka soo baxda dalka kuwayd barafisoor ka hadlaya awooda soomaalida ee sloo socota
wuxuu dhahay jaziirada {siqoodara} waxaa qabsan doona ciidamo soomaali ah marka walaalayaal sidaan ayaa lagaaga cabsanayaa adna isma ogid saamiaynta leedahay ama yeelan doontid
waxaan idiin rajeynayaa akhrin fiican akhrisku waa fiicanyahay ee hala akhristo
waxaa qoray: barafisoor Abdikhadar mohamed
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment