https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY: Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland oo maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Tuesday, January 25, 2022

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland oo maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka









Published from Blogger Prime Android AppDowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland oo maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
BUURTINLE(TIMAJILICNEWS)-Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa  lagu wadaa in Maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Kuraasta la dooranayo ayaa horay loogu diiwaangeliyay Xubnihii ku tartami lahaa, waxaana Galmudug ay qabaneysa doorashada 7-kuris kuwaas oo horay guddigu u shaaciyay.

Jubbaland ayaa iyana dhankooda lagu wada in maanta ay qabtaan doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BFS waxan soconayo qaban qaabada loogu jiro jiri doorashada

Dowlad goboleedyada dalka ayaa ayaa waxa ka soconayo dar-dar galinta arrimaha doorashooyinka ,iyadoona shalay Magaalada Muqdisho iyo Magaalada Baydhabo lagu qabtay doorashada Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

No comments: