https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY: Doorashada Sagaal kursi ee xildhibaanada Golaha shacabka somaliland oo maanta ka bilaabatay moqdisho
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Tuesday, January 25, 2022

Doorashada Sagaal kursi ee xildhibaanada Golaha shacabka somaliland oo maanta ka bilaabatay moqdisho

Doorashada sagaal kursi ee xildhibaannada golaha shacabka Soomaali-Land oo maanta ka billaabatay Muqdisho

Khadra Maxamuud Raage ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop 247ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Cabdiraxmaan Axmed Suge ayaa isna ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop 245 ee golaha shacabka BJFS, iyadoo ay weli socoto inta ka harsan doorashada kuraasta golaha shacabka ee Gobollada waqooyi ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya.

No comments: