https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df NEWS AGENCY: Shir weynaha Garsoorka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho
https://impulseaversion.com/bnqiayqdu?key=b468938a3b7dc76d6e5765e4981f69df

Wednesday, January 26, 2022

Shir weynaha Garsoorka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shir weynaha Garsoorka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho BUURTINLE(TIMAJILICNEWS)-Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan dhamaan bahda Garsoorka dalka. Furitaanka Shiraka ayaa waxaa ka qeeyb galay Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taliyayaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirkan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxa looga hadlaa guulaha uu gaaray Garsoorka dalka iyo gaabisyada uu sameeyay sanadkii la soo dhaafay.

No comments: